Sirdoonka Israa’iil oo xabsiga u taxaabay haween u basaasayey Iran

Sirdoonka Israa’iil ee ShinBet ayaa xabsiga dhigay shan qof oo dalkaas u dhashay kuwaasoo lagu eedeeyay inay u basaasayeen cadawgeeda soo jireenka ah ee Iran. Kiiskan ayaa waxaa ku lug leh afar dumar ah Yuhuud ah oo asal ahaan ka soo jeeda Iran, kuwaasoo ShinBet ay sheegeen inuu shaqaaleysiiyay maamule sheeganaya inuu yahay Yuhuudi oo … Continue reading Sirdoonka Israa’iil oo xabsiga u taxaabay haween u basaasayey Iran